Ali Jama - Human Technologist

Ali Jama - Human Technologist

Share

Human Technologist | Founder of The Reset. Helping people understand the human system through clarity, awareness, and self-mastery.

15/08/2026

Ayub Show Shaqo Wacan Walal H**e u Soco.

10/08/2026

Haddii aanay masuuliyadda ku saarani kaa dhigin qof ka fiirsada ficilladiisa maalinlaha ah — dib isugu noqo.

09/08/2026

Hadii La Odhan Laha Hantida Dhabta Ah Ee Aad Haysata Waa Maxay, Waxay Noqon Lahayd Adiga Attentionkaga Ama "Diiraraadada", Qayb Ka mid Ah Waraysigi Buuga Aan Soo Wado Ee "The Key to The Human Game"

| ゚

08/08/2026

07/08/2026

Qayb Ka Mid Waraysigi aan kaga sheekaynayay Buuga aan soo wada ee “The Key To The Human Game”

Baro oo Faham Nidaamkaagan Ilahay Kugu Manaystay.

03/08/2026

Hadi u qaadato Naxariista Nacasnimo Waa Ku Nacasnimo Ee Ogow.

゚viralシ ゚

03/08/2026

Baro Qiimahaaga Oo Ha ula Tagin Ruwaayad Toodana Ha Aqbalin.

03/08/2026

Mar Walba Macnaad Siisaa Waxkasto Dhaca ee dooro macne adiga ku shaqaynayaa kolayba macnaad siinaysaaye. Ogaw inad baran karto hadi aanad aqoonin.

31/07/2026

Noloshu Waa Safar Ee Fahan Oo Ha Ku Dagdagin Dhaamaadka Ileen Dhamaadku Waa Dhimashee.

27/07/2026

Waxa Aynu wadaagno ayaa mar walba Ka badan waxaynu ku kala duwanahay.

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Perth?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Perth, WA